Beeralayda Jowhar Oo Lagu Wareejiyay Qalab Xafiiseed kala duwan

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada beeraha iyo waraabka ee dowlada goboleedka Hirshabeel Oo ka duuleysa tayeynta iyo hormarinta arimaha beeraha ayaa waxey mar kale aqalab gudoonsiisey qaar ka mid ah iskaashata beeraleyda ee ka dhigsan magalads jowhar.

Munaasabada lagu warejinaayey aqalabka Xafiiseedka beeraha waxaa ka soo qeyb wasiirka wasarada qaar ka mid ah xildhibaanada golaha degaanka iskaashatooyinka beeraha marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here