Hargeysa Oo laga Dah-furay Shirkad ay yeelan doonaan dadka baahiyaha gaarka qaba

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Hargyesa ee maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu qabtay xafladda furitaanka shirkadda Qurxinta iyo Qalabeynta ee Dheeh Decoration, waxaana xafladda furitaanka shirkadda ka soo qeyb galay agaasimaha daladda naafada, dhalinyarada magaalada iyo mas’uuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here