Beeraleyda Baydhabo Oo Ka Faa’ideystay Tababar Ku Saabsan Hab Beerashada Wanaagsan.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa inta uu socdey lagu barey Beeralayda Deeganada KG hab Beerashada ugu wanaagsan oo lagu soo saari karo dalag badan oo Caafimaad leh Xili abuurkan si loogu faa’ideysto.

Tababarka ayaa inta uu socdey waxaa ka qeyb galay dad ka socdey iskaashatada Beeralayda si ayaguna Beerlayda kale aqoonta la barey u gaarsiiyaan waxaana Tababarkan soo Agaasimey Hey’addaha iyo shirkadaha ka shaqeeya Horumarinta Beeraha dalka iyo Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here