Hooyooyinka baranaya Culuumta Shareecada Oo ku soo badanaya madarasooyinka Baydhabo.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxbarashada Haweenka ayaa laf dhabar u ah Horumarka Bulshada gaar ahaan Haweenka dhaafay xiligii waxbarashada waxayna door wanaagsan ka qaadan karaan barbaarinta Carruurta.

Madaraada Towfiiq waxay ka mid tahay Goobaha ay wax ku bartaan Haweenka Hooyooyinka iyagoo hada baranaya Culuumta Shareecada Islaamka si ay hada uga Faa’ideystaan Fursada ay hada heystaan iyagoo dhinaca kale gacanta ku haya howsha guriga iyo barbaarinta Caruurta.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here