Hay’adda SoDMA Oo 1,000 qoys deegaanka Garasbaaleey ugu qeybisay deeq mucaawino ah

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa maanta 1, 000 Qoys oo Barakacyaal iyo danyar iskugu jira kana soo barakacay Gobolka Shabeellada Hoose gargaar ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey gaar ahaan Waxda Galmudug

Qoysaskaan ayaa waxaa saameeyey Abaarta iyo fatahaadihii Elnino ee Dalka ka dhacay Dhamaadka Sanadkii Hore 2023 Qeybinta Gargaarkaan ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Agaasimaha Waxada Gargaarka Ee SODMA iyo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here