Deeq Raashiin ah Oo Loo Qeybiyey Dadka danyarta ku Nool Gobolka Awdal.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay,adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Keydka Raashiinka Soomaaliland ayaa Gobolka Awdal ka bilowdey qeybinta Raashiin loogu Talagay Bulshada danyerta ee ku dhaqan Gobolkaasi

Waxaana qeybinta Raashiinkaasi iska kaashadey Hay,adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Keydka Raashiinka Soomaaliland iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here