Munaasabada Xuska Dheelminta Nabigeeni Maxamed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid lagu xusaayey habeenka leylatul miciraaj oo aheyd habeenkii la dheelmiyey Nabigeenka Maxamed Naxriis iyo nabadgeliyo korrkiisa ha ahaatee ayaa lagu qabtey magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ,waxaana munaasbada isuga yimaadey culmaa’udiin macalamiin iyo dhalinyaro iyo waaladiin.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here