Maamulka Degmada Xudur Oo Awaamiir ka soo saarey Caruurta Bajaajyada ku dhaxwada Magaalada

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan Todobaad-laha ah ayaa looga hadlay qodobada kala duwan sida Nabadgelyada Caruurta Bajaajyada ku dhaxwada gudaha Magaalada oo mararka dhibaata ka dhacda sidii arintaas meesha loogu saari lahaa maadama wadooyinka Magaalada ay dhismo ka socdaan

Kulanka oo lagu qabtey xaruunta maamulka ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Degmada Xudur ,Odayaasha dhaqanka Haweenka, Dhalinyarada, Saraakil ka socotey, Booliska.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here