Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka Degmada Marka oo maanta Kormeerey Xafiiska Waxbarashada Iyo Taalada Degmada Oo dib Udayactir lagu sameeyay.
Gudoomiyaha ayaa u kuurgalay shaqada Xafiiska iasagoona Warbixin ku aadan sida ay u socoto Shaqada ka dhageystey Shaqaalaha Xafiiska.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani