Ardeyda Boosaaso Oo soo dhaweeyey Sanadka lagu Kordhiyey Jaamacadaha Puntland.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay warqad wareegto ah oo ay ku amreyso jaamacadaha gobolada Puntland in la kordhiyay sanad waxbarasheedka heer jaamacadeed kaasi oo wasaaradda ku sheegtay in lagu daray sanad dheeri ah kaasi oo lagu baran doono luuqadaha.

Sidoo kale Wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay sided qodob oo ka hadlayaan tayeenta iyo waxbarashada Puntland kaasi oo ku aadan sidii loo xoojin lahaa aqoonta ardada kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here