Ciidanka Booliska Degmada Luuq Oo Gacanta ku soo dhigay Waxyaabaha Maanka dooriya

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Howlgalkan lagu soo qabtey Waxyaabaha Maanka Dooriya ayaa waxaa iska kaashadey Ciidanka Booliska iyo Nabad sugida Degmada Luuq ,waxaana ka mid ah Xashiiska iyo Qamriga iyo kuwa kale waxaana lagu wareejiyey Maamulka Degmada si ay sharciga u marsiiyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here