Warbixin ku saabsan Muhiimad Caafimaadka uu leeyahay Farxalka

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gacan dhaqqa waa mid muhiim u leh caafimaadka qofka iyo degaanka kaasi oo ka badbaadi kara cuduro badan oo uu ku keensan karo gacmihiisa sidoo kalena qatartaas ku gaarsiin karo bulshada kale.

Sida wada ognahay mar weliba waxaan iska ilaalinaa taabashada meelaha qaar iyo in gacmaheena ay garaan wasaqowga kala duwan oo is leenahay waxay halis ku yihiin caafimaadkeena guud waa sababta xili kasta aan is kaga dhaqnaa gacmaha.

Workung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here