Shir Looga Hadlayay Amniga iyo Nadaafada Oo Lagu qabtay Xaafada Horseeed Garoowe.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo Shir gudoomineysay gudoomiyaha xaafada Horseed ee magalada Garoowe ayaa ahaa Mid looga hadlaayey arimaha amniga iyo Guud ahaanba Nadaafada Xaafada ,waxaana ka soo qeyb galey Agaasimaha Waaxada Amniga Dawladda Hoose ee Dagmada Garoowe udoomiaha Ganacsatada Koonfur galbeed ee degmada haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here