Tababar ku saabsan Qancinta Macaamiisha Oo Loo soo gabagabeeyay Ganacsatada Baraawe.

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda wardo oo ka mid ah hay’addaha samaflka ee ka howlgal Magalada baraawe iyo degaanada hoosyimaada ayaa soo geba Gebeysey tababar iyo maalingelin ay u sameyneysey ganacasatada yaryar ee degmada.

Waxaana uu tababarka socodey mudo 40 maalin ah, waxaa intiisa Badan lagu baranaayey qancinta macaamiisha ,sida loo qaato deemaha, Habka ganacsiga loo abuuro iyo dejinta xisaabaadka, waxaana mudada Uu socodey ka faa’ideystey 80 qofood oo isuga jira rag iyo dumara kana Mid ah bulshada degmada baraawe.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here