Dhalinyaro Ka Faa’ideysatey Maalgelin Ganacsi Oo Loo sameeyey.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bangiga IBS Bank waxaa uu kamid yahay bangiyada ku yaala qaar kamid ah degmooyinka koonfur galbeed soomaaliya, waxaana uu kamid yahay Bangiyada fursadaha ugu fiican siiya sida ganacatada kala duwan si gaar ah ganacsatada hada soo koreysa taasi oo loo sameynaayo fursado maalgalineed oo kala duwan.

Si gaar ah markaan uga hadlo bangiga IBS Bank ayaa wuxuu maalgali siyaa ganacsatada yar yar kuwaasi oo ku tageera sidii ay u heli lahayeen lacago maalgalineed oo ay ku bilowdaan ganacsigooda.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here