Dib u dayacatir Lagu bilaabey Wadooyinka Degmada Buurdhuubo

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalmihii ugu dambeeyey waxaa Degmada Buurdhoobe ka socdey dib u dayactir lagu sameeyey wado dhax marta Degmada oo horey Roobka iyo daadku Burburiyey taas oo saameyn ku yeelatey isku socodka dadka iyo Baabuurta iyadoo dadka deegaanka ay ku dhisanayaan si is xilqaan ah.

Xubno Kamid ah guddiga ganacsatada degmada Buurdhuubo ayaa gacanta Ololahan lagu dhisaayo wadadan si meesha loogu saaro dhibaatada ka jirta halkaasi ayagoo kaashanaya Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here