Hay’adda Wardo Oo Looga Mahadceliyey Mashaariicdii ay ka Fulisey Degmada Baraawe

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ay Isuga Yimaadeen Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Iyo Maamulka Degmada Baraawe ayaa ahaa Mid Looga Mahadelinaayey Hay’adda Wardo Ee Sadanka 2023 Degmada Ka Fulisey Mashaarici Hormarineed Oo Waxtar u leh Bulshada, Waxaana Mashaaricida ay Degmada Ka Fulisey Hay’adda ay ka Mid Yihiin Suuqyada Caanaha Kawaan Xoolaha Goobaha ay Barakacayaasha Ka Helaan Biyo Nadiif ah iyo Soo Celinta Bilicada magalada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here