Xulalka Koonfur Galbeed Iyo G.Banaadir Oo galabta ciyaaraya.

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartanka Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo dhawaan la daahfuray ayaa galabta lagu wadaa in la ciyaaro kulankiisa 2 aad kaasi oo ay isku arki doonaan xulalka G.Banaadir iyo Koonfur Galbeed.

Ciyaartan ayaa kamid ah kulamada ugu adag ee tartankan waxaana ciyaartoyda labada xul ay tababar ku sameeyeen garoonka Stadio Muqdiho oo ah meesha la filayo ineey ciyaarta ka dhacdo.

Kulankan adag ayaa bilaaaba doona 3;00 iyadoo kumanaan taageerayaal ah ay jarteen dikidkii ay ku gali lahaayeen garoonka si ay goobjoog uga noqdaan ciyartan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here