Hay’adda NRC Oo Qalab ku Wareejisay Dowlada Hoose Degmada Baydhabo.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Waaxda Dhulka Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Hassan Mo’alim Ali Ayaa Maanta Hey’adda NRC Kala Wareegey Qalab ka kooban kuwa injineerada dhismaha sida Cabirada, jaakada iyo kabaha injineerada.

Agaasimaha Waaxda Dhulka ayaa u Mahadceliyey Hey’ada NRC oo Marwalba taagyeerta Dhamaan Waaxyaha kala duban ee Dowlada Hoose Waxa uuna si gaar ah ugu Mahadceliyey Qalabkaan oo siweyn wax ugu tari doono Waaxda Dhulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here