Hey’adda SODMA oo lagu wareejiyey Macaawino Raashin ah.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay’adda Bisha Cas Turkiga, kaas oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashin-ka.

Gargaarkan ayaa waxaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyed ee iskugu darsoomeen daadadka iyo fatahaadaha, kuwaas oo ku nool gobolada wadankeena hataana wajahaya xaalad adag oo dhanka nolasha ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here