Mashruuc ka qeyb qaadan doona sare u qaadidda tayada Caafimaadka Oo Laga Daah-furay Dhuusamareeb.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusmarreeb ka daafhuray mashruuca Better Life kaas oo ka qayb qaadan doona sare u qaadidda tayada caafimaadka Galmudug.

 

Munaasabada lagu dahfuraayay Mashruucan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaano, wasiiro, odeyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here