Dhalinyarada KG Oo ka qeyb qaadaneysa Horumarinta Dowlad Wanaaga

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha KG ayaa waxay waddaa dadaalo ku aadan sidii dhalinyarada KGS ay u heli lahayeen wax yaabo badan oo lagu horumarin lahaa kuwa waxbartay iyo dhalinyarada kale ee xirfad leyda ah taasi oo dhawaan magaalada Baydhabo ugu furtay xarun lagu magacaabo Baido Youth Hub oo ah xarun lagu barto xirfado kala duwan sidoo kale ay tahay goob dhalinyarada lagu wacyi-galiyo.

Wasaaradda dhalinyarada ayaa sidoo kale waxay ololo ugu jirtaa sidii dhalinyarada ay uga qeyb qaadan lahayeen dowlad wanaagga taasi oo dhinaca kale dhalisay in dhalinyarada KGS ay ku buraarugaan in ay waxbarashada xoogga saraan si ay u noqdaan dhalinyaro dhan weliba ka dhisan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here