Deeq Daawa ah Oo Lgu wareejiyey Maamulka Isbitaalka Degmada Marka

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan Daawada ayaa waxay ka timid Wasaarada Caafimaadka KG Xili baahi Daawo ay ku jirtey Isbitaalka Guud ee Degmada Marka si loogu adeego Bulshada Magaalada ayaa Maamulka Degmada ku wareejiyey Deeqda daawada Isbitaalka Magaalada.

Agaasimaha Isbitaalka Degmada Marka Abdullahi Macalin ayaa u Mahadceliyey Wasaarada Caafimaadka KG iyo Maamulka Degmada oo deeqdaan gaarsiiyey xili baahi weyn loo qabey isagoo sheegey in dhaqsi Bulshada loogu adeegi doono

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here