Bulshada Tuulada Daarusalaam Degmada Xeraale Oo Codsadey in loo dhiso Goobo Waxbarasho

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Daarusalaam Ee Degmada Xeraale ayaa horey ugu jirin Waxbarashada Maadiga ah taasi oo aad u adkeyd maadama dadka deegaanka ay qabeen in aan Caruurta isla wadi Karin Waxbarashada Maadiga iyo Diiniga,balse hada dad deegaanka ayaa si iskood ah isu abaabuley si ay Caruurta wax u bartaan.

Si loo ogaado baahida waxbarasho ayaa waxaa Deegaanka Daarusalaam booqdey Madax ka socotey Wasaarada Waxbarashada Galmudug qaar kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Warabaahinta ayaa dalbadey in loo dhiso Xaruumo waxbarasho iyo agab waxbarasho deegaanka la soo gaarsiiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here