Olole lagu buufinayo kaneecada oo laga bilaabay magaalada Baladweyne.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyaro isxilqaamay oo ku nool magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiraan ayaa olole buufin ah ka bilaabay Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada kadib markii inta badan xaafadaha ay ka baxeen biyaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here