Tababar Ku Saabsan adeegsiga IT-ga Oo loo qabtey Shaqaalaha Maamulka Soomaaliland

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd xiritaanka dufcadii lixad ee tababarka kala duwan barnaamijka kobcinta adeegsiga tiknoolijiyada oo ay hirgelisey wasarada isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada ayaa lagu qabtey magalada hargeysa.

Waxaana munaasbada ka soo qeyb galey masulliyin kala duwan oo uu uga horreya wasiirka wasarada isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada maamulka soomalilan qaar ka mid ah ciidank ayo bulshada tababarka u socodey iyo marti shafar kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here