Tababar Aqoon Kororsi ah Oo Loo Qabtay Daryeelayaasha Caafimaadka Xoolaha.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlada KGS Mudane Sandheere Maxamed Iftiin ayaa dahfuray Tababar Aqoon Kororsi ah oo loo qabtay Daryeelayaasha Caafimaadka Xoolaha iyo Ganacsatada Iibisa Daawooyinka Xoolaha kaasi oo socon doono mudo 10 maalmood, waxaana lagu baran doonaa daryeelida iyo badqabka caafimaadka xoolaha.

Sandheere Maxamed Iftiin Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlada KGS ayaa sharaxay ujeedada tababarka isagoona ka qeyb galiyaasha kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan tababarka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here