Maamulka Degmada Bardaale Oo Codsaday Qalab ay biyaha fadhiya iskaga saaraan.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasarada arimaha gudaha dowlada goboleedka konfur galbeed soomaliya gudoomiyaha gobolka baay iyo masuuliyiin kale ayaa kormeerey xaafada Axmed ee degmada berdaale ee gobolka baay oo aad u saameyey fatahaadaha elnino

Xaafada Ahmed gurey ee degmada berdaale ayaa tan iyo markii ay soo bilowden fatahaad noqatey xaafadii uga horeysey ee laga barakaco ayidoo aan wilina bulshada ku soo labanin xaafada taasi keenatey burburka ka jira guriyaasha wadooyinka dugsiyada masaajidyada iyo goobo kale waxaana absi aad ah laga qaba in xaafadaasi ay ka Dilacan cuduro maadama ay goobaha biyaha fadhiyo yihin kuwa aad u wasaqeysan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here