Hay’adda SODMA Oo Shixnad Gargaar u dirtay Degmada Jalalaqsi.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa caawo duleedka magaalada Muqdisho ka ambabixisay markii labaad Gaadiid sida shixnad gargaar ah oo safar dhanka dhulka ah ku tagaya Degmadaas Jalalaqsi iyo Tuulooyinka ku xeeran ee Gobolka Hiiraan.

Deeqdan oo ah Shixnad Gargaar raashin ah ayaa dhan 30 gaadiid ah, waxaana lagu wadaa in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha degmada Jalalaqsi iyo tuuloyinka ku xeeran oo nolol adag wajahaya kadib markii Fatahaad magaladaas uu ka gaystay Wabbiga Shabeelle.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here