Agab kala duwan Oo La gaarsiiyey Dadka Baahiyaha Gaarka qaba ku nool Baydhabo

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Nasra Aweys Sheekh Xuseen ayaa deeq aqab noocyo kala duwan iskugu jirta ugu qeybiyey dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool qaar kamid ah kaamamka barakacyaasha Magalaada Baydhabo.

Qoysaska ka faa’ideystay deeqdaan agabka ayaa waxay gareyaan ku dhawaad boqol iyo konton qoys oo baahiyo weyn u qabeyn in ay helaan agabkaani madaama qaarkood aan awoodin in ay helaan lacagta la iibiyo agabka ama aysan wada heli karin.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here