Wadooyinka Baydhabo Roobku Burburiyey Oo dib u dhis Lagu Bilaabey

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sida la wada ogyahay Roobabkii daadka watay ee ka da,ay Magaalada Baydhabo iyo Deeganada kale ku hareereysan waxa uu sababay qasaara kala duwan meelaha uu saameyey waxaa kamid ah Wadooyinka oo inta badan Burbur xoogan soo gaarey taasina ay caqabad ku tahay isku socodka dadka iyo Ganacsiga Magaalada.

Si wax loogu qabto Burburka Wadooyinkii ayaa Guddiga Gurmadka Fatahaada Dowlada KGS kormeerey kuwaas oo hada laga bilaabey dib u dhis maadama shacabka iyo Gaadiidleyda ay dhibaata ku qabaan marista wadooyinkaas.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here