Haweenka ku iibiya Kaluunka Kismaayo Oo Dalbaday in loo dhiso Xaruun ay ku ganacsadaan.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xeebta Kiboora oo kamid ah xeebaha ku yaalo magaalada Kismaayo waxay kamid tahay goobaha ay nolol maalmeedka kasoo saartaan qaar kamid ah Haweenka Kismaayo ee ka ganacsada Kalluunka.

Haweenka ayaa si maalinle ah usoo aada xeebta Kibora waxaana ay halkaasi ka helaan kalluunka noocyadiisa kala duwan oo keenaan doomanka kusoo xirta xeebtaasi iayagana waxay usuuq geeyaan suuqa kalluunka ee Kismaayo, iyo xaafadaha magaaalada.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here