Taliska Ciidanka Ilaaladada Wadooyinka Gobolka Baay Oo ka warbixiyey Shilalkii Dhacay Sanadkan.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Marka La gaaro dhamaadka sanadka Taliska Ilaaladada Wadooyinka Gobolka Baay ayaa soo saara warbixin ku saabsan Shilalkii dhacay tirade guud dhimishada dhaawaca iyo guud ahaan Burburka Hantiyeed ee ka dhashay maadaama wadooyinka qaar Magaalada la dhisey.

Taliyaha Ciidanka Ilaaladada Wadooyinka Gobolka Baay Aadan Maxamed Axmed Oo Shil jaraaid ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa Faafahin Ka Bixiyey Shilalkii Dhacay Sanadkan 2023 iyo qasaaraha inta uu la egyahay sidoo kale Taliyaha ayaa ka hadlay qorshahooda ku aadan sidii loo yareyn lahaa shilalka,isagoo Gaadidleyda ugu baaqdey in ay qaataan Sharciga Gaadiidka

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here