Qoysas horay uga soo barakacay Abaaraha dalka Oo saameysay Roobka ka da,ay Muqdisho.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Abaarihii ka dhacay dalka soomaaliya gaar ahaan abaartii Siman ee dhacday intii u dhaxeysay 2016-2017 ayaa waxay sameysay dadka danta yar ee ku noolaa guud ahaan gobolada dalka iyadoona ay jiraan in dadka qaar ay ku barakacaan degaanada u dhow madaama aan is dhaamin xaaladaha dalka ka jiray.

Degmooyinka qaar ayaa marta galisay dad badan oo ka soo barakacay degaanadooda iyagoo doonaya in ay helaan nolal ka duwan middii degaankooda ka jirtay madaama dadka qaar iyagoo gacmo maran degaanadooda ay ka soo tageen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here