Deeq Raashin Ah Oo Loo qeybiyey Shacabka danyarta ah ku nool Deeganka Janaale

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka degaanka janaale ee gobolka shabeelada hoose ayaa kormeer ku sameeyey wadooyinka xaafadaha iyo beeraha degaanka waxaana ujeedka kormeerka ahaa ukuur galida xaaladaha bulshada iyo sida ay u saameyeen roobabka iyo fatahaadaha wabiga.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here