Hey’adda SODMA Oo Warbixin ka soo saartey Saameynta Daadadka El-Niño.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo Xilsaaran in ay ka jawaabto xaaladaha Masiibooyinka ka dhacay dalka oo ay ugu horeyso Roobabka dalka ka da,ay ee sababay Fatahaado iyo daadad geystey Qasaaro kala duwan sida dhimisho Barakac Burbur Hantiyadeed iyo in uu hakad galey isku socdka Gobolada dalka.

Agaasimaha Xarunta Howlgalada Gurmadka Deg-Degga ee Hay’adda SoDMA Xasan Cabdulqaadir ciise ayaa la hadlay warbaahinta sheegay in ay hayaan Raashin badan kuwa kalana u soo socdan balse aysan haysan dhaqaalo ay gobalada dalka ku gaarsiiyan, sidoo kale hay’adda SoDMA ayaa sheegtay in ay kordheen qasaaraha ka dhashay daadadka El-Niño.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here