Macalimiinta Iskuulka Salaama Degmada Xudur Oo Loo Sameeyey Xaflad dhiirigelin ah.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulka salaam oo ka mid ah iskuulada ku yaala degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa qaar ka mid ah ardeyda iskuulka Wax ka barta waxey xaflad dhiiragelin ah u sameyeen macalamiintooda oo mudo fara badan juxudi giliyey tayeynta waxbarashda ardeydooda.

Munaasbada xaflada dhiiragelinta aheyd ee loo qabtey macalamiinta ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulka guud ee iskuulka macalamiinta waladiinta ardeyda iyo marti sharaf kale.

warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here