Guddiga Gurmadka fatahaadaha Bakool Oo Ku Baaqay in gargaar la soo gaarsiiyo Bulshada Xudur.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaafadda Buulow oo ka mid aheyd xaafadaha degmada Xudur ee sida aadka ah u sameyey roobabkii ka da’ay degmadaasi ayaa weli xaafadda waxaa ku jira biyihii roobabka taasi oo keentay in xaaladda ay ku sii adkaato dadkii ka barkacay madaama ay dulsaar ku yihiin shacabka kale.

Dadka fatahaadaha sameeyey ee ku nool degmada Xudur ayaa weli helin gurmad ku filan iyadoo dadka qaar guryahooda kaga soo tagay agabkooda ugu muhiimsanaa, waxaana sidoo kale dadkii ka barkacay Xaafadda Buulow kahadleen xaaladda sida ay tahay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here