Ardayda Dugsiga Agoonta Sheekh Saayid Burco Oo loo Sameeyey Baaritaan Caafimaad Bilaash ah.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga Sheekh Sayid ee Magaalada Burco Oo dhigata Ardey Agoon ah ayaa loo sameeyey Baaritaan Daaween Caafimaad oo Bilaash ah Iskuulka ayaa waxaa gacanta ku heysa Hey’adda Kheyriga Khadiija Foundation oo kaa shaneysa Jaamacada Burco Maadama ay Caruurta yihiin kuwa danyar Agoon ah islamarkaana ay muhiim tahay in lala socdo Caafimaadkooda.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here