Suuqyo Laga Hirgeliyay Baraawe Oo La Xarig jaray.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka degmada baraawe Cumar Sheekh Abdi oo ay wehelineyaan xubna ka mid ah golaha degaanka iyo sarakiisha amniga ayaa xariga ka jerey dhismooyinka suuqyada caanaha kawaanka xoolaha iyo midka kaluuka oo dhowaan dhismahooda soo geba gaboobay.

Munaasbada lagu xariga jeraayey dhismooyinka goobaha bulshada ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuuliyiin kala duwan oo ka socdey hay’addaha ka howlgal gudaha dalka gaar ahaan degmada baraawe iyo degaanada hoos yimaada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here