Kullan Ku Saabsan Maaraynta dhibaatooyinka dhulka Oo Hargeysa Lagu qabtey

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Dawladaha Hoose ee Algaasal ayaa soo agaasimay tababar socon doona muddo labo maalmood ah magaalada Hargeysa looga qabtay, waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano, Agaasimisha dhulka iyo Masuuliyiin kala duwan oo Ka Socday labaatan degmo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here