Xuska Maalinta AIDSKA Adduunka Oo lagu qabtay Magaalada Garowe.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munasabadan Lagu Xusayay Maalinta HIV AIDSka Aduunka oo la qabto Sanadkasta 1da December si Bulshada loogu wacyigeliyo halista cudurkan iyo siyaabaha lagu kala qaado iyo sida loogu hortagi karo.

Munaasabadan lagu qabtey Garoowe ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro Xilibaano Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Madaxweyne kuxigeenka Pundland.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here