Hay’addaha Waxbarashada Oo Loogu baaqey dib u dhiska Iskuulada ku burburay Fatahaada.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare Dowladda KG Mustaf Ahmed Idow, Agaasimaha guud iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda ayaa karmeer ku tagay qaar ka mid ah iskuuladka ay saameeyen fatahaadihii iyo Roobabkii ka da’ay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Inta Madaxda Wasaaradu Kormeerka ku marayeen Iskuulada ayaa waxay qiimyeenayeen inta uu la egyahay Saameynta Fatahaadu ku reebtey Goobaha Waxbarashada si wax loogu qabto

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here