Webiga Shabelle oo fatahaad ka sameeyay Degmada Xawaadley Gobalka Shabellada Dhexe.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Xawaadley ee gobalka Shabellada Dhexe waxaa ayaa ka mid ah degmooyinka uu saameeyay fatahaada wabiga Shabeelle iyo roobabkii darta ka da’ay deeganada hoose tagaa ee degmadaasi.

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom oo kaashanayaan dadka degaanka ayaa waxaa ka howlanyihiin ka hortagista in Fatahaadu gaaarto meela kale oo laga Cabsi qabo inuu gaarto Fatahaadu.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here