Gudiga Xakamaynta HIV-ADIS Soomaaliland Oo Hargeysa kulan kula qaatay dadka la nool Cudurkaasi.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan ku saabsanaa Warbixin Sanadeedka dadka la nool HIV AIDS-ka kaas oo ay soo qaban qaabisey Gudiga Xakameynta Cudurka AIDSka Ee Soomaaaliland waxaana Kulanka Goobjoog ahaa qaar kamid ah dadka la nool Cudurka oo laga kala keeney Gobolada iyo Degmooyinka Soomaaliland.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here