Maamulka Degmada Carmo Oo Kormeeray Buundooyin ay Waxyeelo Gaarsiiyeen Roobku.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Iyo Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Carmo Ayaa Kormeeray wadada laamiga ah ee isku xirta gobolada dalka kadib markii ay go’day mid kamid ah buundooyinkaasi gaar ahaan Ceel-daahir.

Guddoomiyaha degmada oo ay wehliyaan xogheyaha dowladda hoose iyo qaar kamid ah mas’uulinta degmada ayaa kormeer ku sameeyay buundooyinka go’ay iyo goobaha kale ee waxyeelada u geysteen roobabka ayaa gaadiidleyda ugu baqeen in ay fijignaan ka muuqiyaan waddooyinka iyo waxyeelada ka dhalan karta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here