Kulan looga hadlayay isku xirka suuqyada ganacsiyada dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Suuq weynaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Kulan looga hadlayay isku xirka suuqyada ganacsiyada, waxaana ka soo qeyb galay aqoonyahno, ganacsato, dhalinyarada wax ka bartaan jaamacadaha magaalada Muqdisho.

Inta uu kulanka uu socday ayaa waxaa dadka ka soo qeyb galay uu suuq weynaha muqdisho oo qabanaayo kulankii sedaxaad isku xirka ganacsiyada yar yar waxaa uu la wadaagey sida lis kugu xiri karo ganacsiyada dalka iyo faa’idada ay u leedahay bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here