Ururka Dhaqatiirta KG oo Wacyigalin u sameeyay Qoysaska Barakacayaasha Baydhabo.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka dhaqaatiirta Koonfur Galbeed ayaa maanta waxay wacyigelin ku saabsan Dhibaatooyinka caafimaad ee ka dhalan karta fatahaadaha u sameeyeen qaar kamida dadka barakacaaysha ee kunool magaalada Baydhabo, waxayna sharaxaad dheer ay ka bixiyeen cudurada ka dhalan kara meelaha biyaha ay fariistaan sida daacuunka, shuban biyoodka iyo Duumada (malariyada)

Ururka dhaqaatiirta ayaa sidoo kale booqday mid ka mida MCH-yada magaalada, Waxayna la kulmeen qaar ka mid ah bukaanada, waxayna kormereen qaabka iyo sida ay u shaqeeyaan dhaqaatiirta ka howlgasha halkaasi.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here