Shacabka Buula-burde oo Xaalad adag wajahaya.

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Buula Burde Ee Gobolka Hiiraan oo kamid ah Degmooyinka Mara Webiga Shabeelle ayaa waqtigaan ka jirta xaalad adag kadib markii uu soo gaarey Biyaha xoogan uu ku soo fatahay Degmada kaas oo inta badan dadkii deganaa iskaga Barakeceen iyadoo hada deegana hoos yimaada Buula burde duruufu kala duwan ku heysata.

Inkastoo inta badan ay dadka iskaga Barakeceen Magaalada hadana inta ku sugan ayaa ku jira go,doon kadib markii Buundadii xaafadaha isku xiraayey ay biyo buux dhaafiyeen iyadoo hada uu socodo sidii dadkaas loogu gurman lahaa sida uu hseegayo Maamulka Degmada Buula burde ee Gobolka Hiiraan iaygoo ku baaqey in la caawiyo dadka dhibaateysan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here