Liiska Shirkadaha ku Guulaystay Tartanka Adeega Xajka Oo La Shaaciyay.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddiga Tartansiinta Shirkadaha adeega xajka ayaa soo saarey liiska magacyada shirkadaha ku guuleystey fulinta adeega xajka sanadka 1445/2024.

Guddoomiyaha Guddiga Tartansiinta shirkadaha Adeegga Xajka ahna agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji Ibraahim oo ay garab taaganyihiin xubnaha Guddiga ayaa ku dhawaaqay natiijada tartanka shirkadaha.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here